Wararka oo dhan »

Inter oo cayrisay tababare Ranieri

Inter oo cayrisay tababare Ranieri

Meeraha Mar 27, 2012

Kooxda Inter Milan ayaa shaaca ka qaaday inay shaqada ka cayrisay Tababaraheeda Claudio Ranieri ka dib markii maalintii axadii 2

Kulankii Chelsea iyo Tottenham oo barbaro ku dhammaaday

Kulankii Chelsea iyo Tottenham oo barbaro ku dhammaaday

Meeraha Mar 24, 2012

Kulankii u dhexeeyay kooxaha magaalada London Chelsea iyo Tottenham ayaa ku dhammaaday goolal la’aan. Kooxda Chelsea ee Horyaalka Premier League

Mancini oo la murmay Balotelli

Mancini oo la murmay Balotelli

Meeraha Mar 24, 2012

Waregeyska Daily Mail ee kasoo baxa dalka Ingiriiska ayaa sheegtay in weeraryahanka kooxda Manchester City Mario Baloteli uu la murmay

Napoli oo u gudubtay Finalka Copa Italia

Napoli oo u gudubtay Finalka Copa Italia

Meeraha Mar 22, 2012

Kooxda Napoli ayaa u gudubtay cayaarta kama dambeysta ah ee Copa Italia kadib markii ay 2-0 kaga badisay kooxda Siena.

Villarreal oo ku dhagtay Real Madrid oo 9 ku cayaartay

Villarreal oo ku dhagtay Real Madrid oo 9 ku cayaartay

Nuradin Baana Mar 22, 2012

Real Madrid ayaa barbaro 1-1 ah waxa ay kala kulmeen kooxda Villarreal xilli ay ciyaarta ku dhameysteen sagaal ciyaaryahan ka

Premier League: City oo ka badisay Chelsea iyo Arsenal oo kaalinta 3-aad usoo booday

Premier League: City oo ka badisay Chelsea iyo Arsenal oo kaalinta 3-aad usoo booday

Meeraha Mar 22, 2012

Kulamadii xalay dhacay ee Premier League ayaa wax badan ka badalay hogaanka horyaalkaasi iyadoo kooxda Arsenal ay soo gashay kaalinta

Messi oo rikoorkii goolasha jabiyay iyo Barcelona oo 5-3 kaga badisay Granada

Messi oo rikoorkii goolasha jabiyay iyo Barcelona oo 5-3 kaga badisay Granada

Meeraha Mar 21, 2012

Laacibka ugu wanaagsan dunida Leonel Messi ayaa jabiyay rikoorkii u yaalay laacibkii hore kooxda Barcelona César Rodríguez ee ahaa xagga

Tevez oo bankiinaha fariisan doona kulanka Chelsea iyo City

Tevez oo bankiinaha fariisan doona kulanka Chelsea iyo City

Axmed Qardho Mar 20, 2012

Weeraryahanka kooxda Manchester City Carlos Tevez ayaa rajeynaya in uu Bankiinaha soo fariisto kulanka ay kooxdiisu la ciyaareyso Chelsea habeen

Kooxda Juventus oo dooneysa Torres

Kooxda Juventus oo dooneysa Torres

Axmed Qardho Mar 20, 2012

Kooxda marwada duqda ee dalka Talyaaniga Juventus ayaa soo bandhigtay qorsho ay doonayso inaay ku duulaan tagto soo xero galinta

Malaga oo oradkii Real Madrid joojisay kadib markii ay 1-1 ku celisay

Malaga oo oradkii Real Madrid joojisay kadib markii ay 1-1 ku celisay

Meeraha Mar 19, 2012

Kooxda Real Madrid ayaa caawa lagu dhagay kadib markii ay 1-1 oo barbaro ah ku dhammaaday kulankii ay kooxda Malaga

Chelsea oo u gudubtay Semi Finalka FA Cup

Chelsea oo u gudubtay Semi Finalka FA Cup

Meeraha Mar 19, 2012

Kooxda Chelsea ayaa u gudubtay Semi-Finalka koobka FA. Cup kadib markii ay cayaar ka dhacaday garoonkeeda Stamford Bridge ay 5-2

Manchester United oo shan ku dhufatay kooxda Wolverhampton

Manchester United oo shan ku dhufatay kooxda Wolverhampton

Meeraha Mar 19, 2012

Kooxda Manchester United ee haysa hogaanka horyaalka Premier League ayaa adkeysatay booskeedii kadib markii ay 5 gool iyo waxba ku

Podolski oo laga yaabo inuu diido kooxda Arsenal

Podolski oo laga yaabo inuu diido kooxda Arsenal

Meeraha Mar 18, 2012

Wargeyska Daily Mail ee kasoo baxa dalka Ingriiska ayaa sheegay in laacibka kooxda Koln ee dalka Jarmalka Lukas Podolisk uusan

Barcelona oo badisay iyo Messi oo goolkii 150-aad ee horyaalka dhaliyay

Barcelona oo badisay iyo Messi oo goolkii 150-aad ee horyaalka dhaliyay

Meeraha Mar 18, 2012

Laacibka ugu wanaagsan dunida ee  reer Argentine Leonel Messi ayaa wali wada bandhigiisii xagga goolasha isagoo markaan dhaliyay goolkiisii 150-aad

Juventus oo u awood sheegatay Parma iyo Milan oo wali hogaanka haysa

Juventus oo u awood sheegatay Parma iyo Milan oo wali hogaanka haysa

Meeraha Mar 18, 2012

Kooxda Juventus ayaa u awood sheegatay kooxda Parma oo ku cayaaraysay 10 cayaartoy kadib marki ay 5-0 kaga badisay. Juventus

Bayern oo sii wada bandhigeedii, 6 goolna ku badisay

Bayern oo sii wada bandhigeedii, 6 goolna ku badisay

Meeraha Mar 17, 2012

Kooxda Bayern Munich ayaa bandhigedii xagga goolasha sii wada kadib marki ay 6-0 kaga badisay kooxda Hertha Berlin. Kooxda Hertha

Daglish: Gerrard wuu awoodaa inuu cayaaro todobada sano ee soo socota

Daglish: Gerrard wuu awoodaa inuu cayaaro todobada sano ee soo socota

Meeraha Mar 17, 2012

Tababaraha kooxda Liverpool Kenny Dalglish ayaa sheegay in cayaaryahaka khadka dhexe Steven Gerrard uu awoodo u leeyahay inuu sii cayaaro

Gattuso oo garoomada kusoo laabtay

Gattuso oo garoomada kusoo laabtay

Meeraha Mar 17, 2012

Laacibka Khadka dhexe ee kooxda Milan Gennaro Gattuso ayaa garoomada kusoo noqday kadib markuu ka maqnaa muddo 6 bilood ah.